Qaamuuska Asalka
kanguuro
(c. nafl.)MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Naasley lugaha dambe ku socota, uurka ku leh kiish ay ilmaha ku qaadato, oo ku nool Ustaraaliya.