Qaamuuska Asalka
kalxan
(-amo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(c.nafl.) Laf samaysa qayb ka mid ah garabka, taas oo iskuxidha lafta ballaaran ee garabka iyo lafta dhafka.