Qaamuuska Asalka
kaligitashade
(-dayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof arrimihiisa aan cid kale la tashan. ld keligi- tashade.
Erayo la-mid ah
kali-talisDawlad keli talis ah, waa nidaam dawladeed ee xisbi keliya w…kaligitaliye1. Qof madax ah oo aan talada cid kale wax ka siin. 2. Qof m…kaligoodtashadayaal/dh.w eeg kaligi- tashade. ld keligoodtashadayaal.kaliilXilliga roobka gu' bilawdo ama roobka dayreed oo hawadu aad …kalitashadDabeecad qof leeyahay oo aan cid la tashan. ld kalitashi, ke…

