Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaldhaash

(-shyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Barbaro waaweyn, cad cad oo lo'du garbaha iyo wejiga ku yeelato.

Erayo la-mid ah

kaldambeedInta ugu dambeysa xilliga jiilaalka.kaldhalK. ah: neef kol keliya dhalay; marcurad.kaldheerLafaha dhuuxa leh ee dhaadheer middood.kaldho1. Caws caleemo dhaadheer, dun adag oo laga sameeyo rarada. …
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms