Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kakabo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Cayrinta lagu cayriyo wax meel ciriiryoon. 2. Cayrinta wax meel lagu cayriyo. ld kakabin.

Erayo la-mid ah

kakabi1. Wax dirqi meel ciriiriyoon ku gelin. 2. Ku k.: xoolo iwm …kakabinld kakabo.kakanWax adag ahaansho.kakanaanld kaka-naansho.kakanaansho/dh ld kakanaan.kakanaanta-beerkaXaalad beerku buko oo ay ka dhex sameysmaan karrimo sooh may…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms