Qaamuuska Asalka
kadin
(-immo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xero ama guri meesha furan ee laga galo; irrid, illin, albaab. kara 2. Boqol neef oo geel ah. 3. Geel gaar u foofi oo cid anfici kara.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
