Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaddibiye

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Buntuq aan xabbadaha qarxin cillad awgeed.

Erayo la-mid ah

kaddaanTakar.kaddib¹ fk. Dib, dabadeed.kaddibK. ah: xabbad qarxi weyday.kaddibRasaas iwm dhici waayid. ld katib.kaddibaadQarxi waayidda xabbad qori laga riday ay qarxi weydokaddiifadGogol dun adag, cudbi iwm ka samaysan, qurux leh oo lagu gog…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms