Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kabtan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Sarkaal saddex xiddigood leh; dhamme.

Erayo la-mid ah

kabti1. Orod xoog loo ordo ilaa laga xiiqo; fagax. 2. Fogaan qof …kabtiIlaa laga xiiqo xoog u ordid.kabtinMasaafo aad u dheer.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms