Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

kaafir

(-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

) (dii.) Qof aan muslin ahayn. ld kufri¹.

Erayo la-mid ah

kaafXarafka ka'. ld k (ka').kaafiK. ah: wax deeq kugu kaafiya.kaafiWax ku fillaan.kaafirad(dii.) Haweenay aan diinta Islaamka rumeysnayn.kaaftoon(kiim.) Awoodda ku darsamidda ee curiye ama xidishe leeyahay…kaaftoonKa k.: wax ka maarmid.kaafuur1. Geed shiinaha koonfureed ka baxa oo caleemihiisu weligood…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms