Qaamuuska Asalka
jus
(-sas, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood. 2. Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
Erayo la-mid ah
jusbaxXaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus.jusbaxArday jus dhammeeyey xaflad u samayn.juscambuuloHal jus oo Quraan ah marka uu arday dhammeeyo cuntada uu bix…jusur/dh (-rro, m.dh) Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta k…jusuurGuri weyn oo dhagax ka samaysan oo ab-ka-ab layska soo dhaxl…

