Qaamuuska Asalka
jug
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (sh.r) Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan. 2. (sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda. 3. J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).
Erayo la-mid ah
jugee1. ld jukee. 2. Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan …jugeynld jugeys, jukeyn, jukeys.jugeysashold jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi.jugeyso1. Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xa…jugleyShimbir weyn oo ay goroyada isku bahyihiin, oo aan duullimaa…jugleynHirar cadaadis ah oo is daba joog ah oo dhex maraya halbowle…juguxCod la maqlayo marka wax la laqayo.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
