Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

joohaar

MagacLafdheeri

Macnaha

Mas if badani uurka uga jiro oo habeenkii inta la soo baxo ilayskeeda ku ugaarsado; masjoohaar.

Erayo la-mid ah

joohaar-bibanjiDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood
joohaar-bibiishbibanji.joohaar-bisaliimbijoohaar.joohaar-bishiishDhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood
joohaarad1. Dhagax dubnadeed oo wejiga ciyaarta loogu talaggalay laba

Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms