Qaamuuska Asalka

jiscin

MagacLafdheeriUrursi

1. ld jicsin. Cuntada loo qaato safar ama socdaal; Sahay. 2. (-mo, m.dh) Xargaha wadaanta siddada looga dhigo midkood.