Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jirxumee

(-meeyay, -maysay)
Falmg2

Macnaha

U j.: Weji aan furfurnayn iyo caro cid u muujin.

Erayo la-mid ah

jirxumaanld jirxu- maansho.jirxumaansho/dh ld jirxumaan.jirxumaynld jirxu-mays.jirxumo1. Caato iyo nafaqadarro nafley jirkeeda ka muuqata. 2. Adka…jirxun1. Wax caato iyo nafaqdarro hayso ahaansho. 2. Wax camal xun…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms