Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jirsii

(-iiyay, -iisay)
Falg2

Macnaha

Nafley roob meel dhisan ka gelin; okorin; asheerin.

Erayo la-mid ah

jirsanWax roob laga asheeriyey ahaansho.jirsanaanld jirsanaansho.jirsanaansho/dh ld jirsanaan.jirsashold jirsad, jirsi.jirsiinld jirsiis.jirso/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Roob meel dhisan ka gelid. 2.…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms