Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jir

(-rar, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Oogada dadka. 2. Roob badan oo habeen da'a.

Erayo la-mid ah

jiraaWan gaboobay oo aan xoog iyo baruur midna u harin.jiraab1. Kolay harag ama wax kale ka samaysan oo cuntada miraha ah…jirbeNooc cawska ka mid ah oo lo'du aad ugu naaxdo.jirdabixiGeed si uusan dib ugu soo fufin xididkiisa siibid.jirdabixinld jirdabixis.jirdeysXarig dawlis ah oo aad loo tidcay.jirdilXad ciqaab oo lagula dhaqmo koox, ama qof kale si xaq daro i…jireIlaah; Eebbe.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms