Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jin

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Uun Eebbe oo ka duwan malaa'igta iyo Aadamiga, isugu jira caasi iyo caabud oo dadku uusan arki karin. 2. J. ah: wax isla eg. 3. J. ah: Qof dhib badan.

Erayo la-mid ah

jinaabQof hurdaya shahwo sii dayn. ld junow², junub², junuub², jun…jinaabidld junoobid, junubid, junuubid, junuunid.jinaaboQubays ku waajiba qof shahwo ka timid. ld janaabo, junow¹, j…jinaadBallaar; dhumuc; qiro; jurmi.jinaaso(3).jinacCayayaan yaryar oo jaadad badan u kala baxa oo magangooyaha …jinaqBir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku sii…jinaw1. Geedquwaax dheer oo cufan, caleen dhanaan oo la cuno leh.…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms