Qaamuuska Asalka
jiic
(jiic, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(bot.) Geed abaareed dhirta dhaadheer ka mid ah oo aan qodax lahayn qoryahiisana wax lagu shito.