Qaamuuska Asalka
jifaa
(-aayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Jirrid jiif u baxda dhulka korkiisa oo xididdo ku yeelata gummudyo yar yar, kuwaas oo geedo cusubi ka soo baxaan xididdadaas.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
