Qaamuuska Asalka
jid
(-dad, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Meel la maro; waddo; dhabbe. 2. Sida quman ee gartu tahay. Tus. “Cali jid buu leeyahay”. 3. Sharci; qaanuun.
Erayo la-mid ah
jid-dhiriqle1. Xiddigaha cirir mid ka mid ah. 2. Roob da'a xilliga guga.…jid-ka-fogaantaSummad d. Fogaanta u dhexeysa laba barood (x ,y ) iyo (x ,y …jid-kiimikeed(kiim.) Hab loo dhigo iskudhiska kiimikaad iyada oo la adeeg…jidaal1. Socod dheer oo lagu daalo. 2. Daal badan oo ka dhasha soc…jidaal1. Socod dheer oo lagu daalo gelid. 2. Socod dheer ku daalid…jidaalidld jidaalis.jidbaysan(dii.) Qof wax jidbo hayso ahaansho. ld jadbaysan, jalbaysan…jidbaysnaanld jadbaysnaan, jadbaysnaansho, jalbays-naan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
