Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jiciiro

(-rtay, -ratay)
Falmg3

Macnaha

Meel ka fogaansho.

Erayo la-mid ah

jiciir1. Ceeb weyn; bayuur. 2. Midab ciiro casaan ku jiro leh.jiciiree1. Cid ceeb gaarsiin. 2. Wax midab ciiro ah u yeelid.jiciiriWax meel ka wadid; wax meel ka fogeyn.jiciirowCid wax ceeb weyni gaartay noqosho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms