Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaynaf

MagacLafdheeri

Macnaha

Qolof jirku yeesho oo qabowgu keeno.

Erayo la-mid ah

jaynafnimoJaynaf ahaansho.jaynafsanWax jaynaf ku dhacay ahaansho (dibno).jaynafsanaanld jaynafsanaansho.jaynafsanaansho/dh ld jaynafsanaan.jaynnimoJay ahaansho.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms