Qaamuuska Asalka
jawrarid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld jawrar¹ (2).
Erayo la-mid ah
jawrar1. Dildillaac wax yeeshaan. 2. ld dildillaacid.jawrarWax dildillaac yeelasho.jawrfalKu j.: qof ku xad gudbid. ld jowrfal².jawrfalXadgudub, caddaaladdarro cidi samayso ld jowrfal¹.jawrfaleen1. Doonta marka shiraaca kor loo saaro si ay socodka u badis…jawrfaleenQof caado ka dhigtay in uu caddaalad darro sameeyo. ld jowrf…jawrfalidld jowrfalid.jawriirCaw dharid.

