Qaamuuska Asalka

jarsii

(-iiyay, -iisay)
Falg2

Ciyaar turub, qof haad uusan hayn inuu jaro ku qasbid.