Qaamuuska Asalka
jariidad
(-raa'id, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Wargeys toddobaadle ama ka badan oo lagu soo bandhigo maqaallo waxyaalo kala duwan ka hadlaya iyo xayeysiis. ld jariido.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
