Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaraf

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa. 2. Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.

Erayo la-mid ah

jarabbarQaabka loo leyliyo fardo iwm.jarabbarFardo iwm laylin.jarabbaranWax la layliyey ahaansho.jarabbarnaanld jarabbarnaansho.jarabbarnaansho/dh ld jarabbarnaan.jaranWax la jaray noqosho.jaranWax la jaray ahaansho.jaranjaro1. Dhagxaan shamiintaysan, kala hooseeya oo aqallada lagu fu…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms