Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jalbeebo

(-btay, -batay)
Falmg3

Macnaha

Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn cid u jeedin. ld jalbeebso.

Erayo la-mid ah

jalbaysnaansho/dh ld jidbaysnaan.jalbeebHoosgalbeed.jalbeebSheeko iyo kaftan aan turxaan lahayn; kaftan; haasaawe.jalbeebashold jalbeebad, jalbeebsad, jaalbeebsasho, jalbeebsi.jalbeebiGoor galab ah cid haasaawin.jalbeebtamidld jalbeebtan¹(2).jalbeebtan1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka b…jalbeebtanDad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms