Qaamuuska Asalka

jacjuun

MagacLafdheeri

Qof aan bulshay ahayn oo aan furfurnayn.

Community Definitions

jacjuunverified

Qof aamusan oo dadka ka fogaada ama ka gaabsada. Lamid

Fawsiyo wiilkeeda waa jacjuun oo ma hadlo

by LamayaqaaN ยท May 18, 2026๐Ÿ‘ 0 ย  ๐Ÿ‘Ž 0