Qaamuuska Asalka
jab
(-bab, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax qaybsamay ama burburay in ka mid ah. 2. Lafaha, qoryaha iwm kala go' ama dillaac ku dhaca. 3. Fal natiijo xumi ka soo baxdo.
Erayo la-mid ah
jabadBerrin waa hore laga guurey oo ooddii raadkeedii weli yaal. …jaban1. Wax jab gaarey ahaansho. 2. Wax qiimahoodu hoos u dhacay …jabaqShanqar yar samayn. ld yabaq².jabaq(fiis.) Gariirka dhex maraya dhextaal loodsame ah, lehna rak…jabaqShanqar yar. ld yabaq¹.jabbuDurbaan laba af ka daloola oo harag xallafsan ku rogan.jabdhanHilib solay ah oo googo'an.jabhadQof ka mid ah urur u dagaallama xurriyad iyo madaxbannaani.

