Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaawi

(-iyay, -isay)
Falmg2

Macnaha

1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).

Erayo la-mid ah

jaawDigir la cambuuleeyey xabbadaha aan bislaan.jaaweWaxyaabo laysku shiilo markay qallalaanna loo shito udug aha…jaawinld farjaawin, farjaawis, farjawin, farjawis, jaawis.jaawo1. ld farjaw. Isku xoqidda suulka iyo farta si ay shanqar u …jaawqarrerąaw.jaawqarrerCudur raafka gala oo dillaacyo u yeela gaadid (ari).jaawqarrirąaw.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms