Qaamuuska Asalka
jaasuus
(-siin/-syo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qof si qarsoodi ah xog u uruuriya una gudbiya meelaha ay qusayso (qaran, urur, qof iwm); basaas. 2. Qof dadka hadalka isaga qaada oo isku dira; warxungee. ld jaajuus¹.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
