Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaamojoog

(c.nafl.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Shimbir midabbo badan, lugo dhaadheer iyo luqun dheer leh oo durdurrada iyo biyo-fariisiyada ku nool.

Erayo la-mid ah

jaamac1. Kitaabka Quraanku ku qoranyahay. 2. Masaajidyada magaalad…jaamacadXarun waxbarasho oo cilmi sare laga barto una qaybsan kulliy…jaamee/mg2 (-meeyay, -maysay) 1. (f.g) Kab cid la dhicid. 2. (f.mg…jaamiciQof ay u dhammaatay waxbarasho jaamacadeed.jaamuus1. Lo' gisi. 2. Kabo raggu qaato adag, saan geri ka samaysan…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms