Erayo la-mid ah
jaal1. Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday. 2. Koox tartan ciyaareed …jaalabbuudJaadadka doonyaha jaad ka mid ah.jaalabuteeJaalabuto samayn.jaalabuto1. Cayaar ay cayaaraan goroyada, shimbiraha iwm oo ay cagaha…jaalle1. Wadey; saaxib; jaal. 2. Qof shaqo, farxad, murugo iwm la …jaallenimoJaalle ahaansho.jaalnimoJaal ahaansho.

