Qaamuuska Asalka
iyukaaryootig
(-gyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(baay.) Noole ka kooban unugyo, ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu' muuqata.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.Macnaha
(baay.) Noole ka kooban unugyo, ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu' muuqata.