Qaamuuska Asalka

iyana

Magaceb

1. Magacuyaalka qofka saddexaad ee kelida ah oo ka kooban 'iya 1' iyo 'na 2'. 2. Magacuyaalka qofka saddexaad ee wadarta ah oo ka kooban 'iya 2' iyo 'na 2'. iyo xi. Eray lagu xiriiriyo magacyo ama tixo. Tus. “Hilib iyo bariis”, “Inuu yimid iyo in kale soo hubso”.

Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.