Qaamuuska Asalka

itanol

(kiim.)
MagacLafdheeri

Alkohool hoor ah oo bida, midabna aan lahayn. Itanoolka waxa lagu soo saaraa dariiqadda khamiirinta sonkorta.