Qaamuuska Asalka

iswaafaqsanaan

(nax.)
MagacLafdheeri

Curiyeyaal weerta oo isku waafaqa xagga caynta tirada iwm. Tus. “Inantu dawo ayay cabtay”, “Inanku dawo ayuu cabay”.