Qaamuuska Asalka
isuqaybin
(xis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Astaanta :. Xisaabfalka labaale ee lagu helo qaybta laba xaddi (tiro). Isuqaybinta waa xisaabfalka weydaarka u ah iskudhufashada.