Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isugujoogso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Si dhagso leh nafley u gawracid.

Erayo la-mid ah

isugeeLaba tiro ama ka badan isku darid.isugeeyeGawaad; ruufiyaan.isugeynAstaanta +. Xisaabfalka la isugu keeno laba ama dhowr xaddi …isugeysashold isu-geysad, isugeysi.isugeyso1. Laba tiro ama ka badan iskudarid. 2. Dhibaato is badid.isugujoogsashold isugujoogsi.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms