Qaamuuska Asalka

istuudiyo

(-yayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Qol ama ka badan oo wararka, filmada iwm lagu duubo ama lagu keydiyo. isu ekaansho m.dh Isbarbardhig ama isku ekaansho ka dhexeysa laba shay, taaso isaga mid yihiin hal dariiqo. “Isu-ekeyn” waa marka aad is barbardhigtid laba shay, si aad u sharaxdid ama aad u fahamtid waxa ay yihiin.