Qaamuuska Asalka
istoy
(-iyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Saamiga isu beegma ee curiyeyaasha marka iskudhisyadu samaysmayaan ama walxuhu isla falgalayaan.