Qaamuuska Asalka
isrogrog
(nax.)MagacLafdheeri
Macnaha
Nadooca ama isrogrogga ku dhaca falka, arrinkaasoo ku xiran: habka, amminka, qofka, tirada iwm. Tus. “Hibaaq way tagtay”, “Hibaaq iyo Cigaal way tageen”.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.Macnaha