Qaamuuska Asalka

isnuug

(isnuug, m.dh)
MagacLafdheeri

1. Nafley caano leh, oo meeshii laga maali lahaa ama dhashoodu ka nuugi lahayd, iyagu isnuuga. 2. Inta isnuugta (irmaanka iyo dhashooda).