Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isle'egta-socodka

(xis.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Mid ka mid ah afarta isle'egood loona adeegsado walxaha xariiq toosan ku maraaya karaar madoorsoome ah (a), isle'egyaadan oo fogaanta la jaray (s) ku xidhiishinaayo amminta ay qaadatay (t).

Erayo la-mid ah

isle'eg(xis.) Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed,…isle'egIsku jin ahaansho.isle'eg-dhab-ah(xis.) Nooc ka mid isle'eg xigsineed taas oo wadarta xigsine…isle'eg-kiimikeed(xis.) Hab loo muujiyo falgalka kiimikaad iyada oo lagu asta…isle'eg-kubbad(xis.) Habdhiska kulannada kaartis ee isle'egta kubbad sansa…isle'eg-saabley(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarkeeda ugu sarreeya ee door…isle'eg-saddexjibbaar(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoo…isle'eg-tirignoometeri(xis.) Isle'eg uu ku jiro ugu yaraan hal doorsoome oo urur h…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms