Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isle'eg-xigsiineed

(-dyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(xis.) Xiriirka ka dhexeeya doorsoome madaxbannaan x, doorsoome ku xirane y, iyo mid ama wax ka badan ee diiraneyaal y ah oo loo eego x ama waa isle'eg ay ku jiraan diiraneyaal.

Erayo la-mid ah

isle'eg(xis.) Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed,…isle'egIsku jin ahaansho.isle'eg-dhab-ah(xis.) Nooc ka mid isle'eg xigsineed taas oo wadarta xigsine…isle'eg-kiimikeed(xis.) Hab loo muujiyo falgalka kiimikaad iyada oo lagu asta…isle'eg-kubbad(xis.) Habdhiska kulannada kaartis ee isle'egta kubbad sansa…isle'eg-saabley(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarkeeda ugu sarreeya ee door…isle'eg-saddexjibbaar(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoo…isle'eg-tirignoometeri(xis.) Isle'eg uu ku jiro ugu yaraan hal doorsoome oo urur h…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms