Qaamuuska Asalka
isle'eg-kubbad
(-gyo ..., m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(xis.) Habdhiska kulannada kaartis ee isle'egta kubbad sansaankeedu waa: (x - a)2 + (y - b)2 + (z - c)2 = Y2 taas oo a, b iyo c ay yihiin kulannada xuddunta. Marka xudduntu tahay unugga isle'egtu waxa ay noqonaysa x2 + y2 + z2 = r2.
Erayo la-mid ah
isle'eg(xis.) Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed,…isle'egIsku jin ahaansho.isle'eg-dhab-ah(xis.) Nooc ka mid isle'eg xigsineed taas oo wadarta xigsine…isle'eg-kiimikeed(xis.) Hab loo muujiyo falgalka kiimikaad iyada oo lagu asta…isle'eg-saabley(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarkeeda ugu sarreeya ee door…isle'eg-saddexjibbaar(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoo…isle'eg-tirignoometeri(xis.) Isle'eg uu ku jiro ugu yaraan hal doorsoome oo urur h…isle'eg-toosan(xis.) Isle'eg jibbaarka ugu sarreeya ee tibxaha doorsoomeya…

