Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isle'eg-dhab-ah

(-gyo ..., m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(xis.) Nooc ka mid isle'eg xigsineed taas oo wadarta xigsineed ee fansaar uu le'eg yahay eber.

Erayo la-mid ah

isle'eg(xis.) Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed,…isle'egIsku jin ahaansho.isle'eg-kiimikeed(xis.) Hab loo muujiyo falgalka kiimikaad iyada oo lagu asta…isle'eg-kubbad(xis.) Habdhiska kulannada kaartis ee isle'egta kubbad sansa…isle'eg-saabley(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarkeeda ugu sarreeya ee door…isle'eg-saddexjibbaar(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoo…isle'eg-tirignoometeri(xis.) Isle'eg uu ku jiro ugu yaraan hal doorsoome oo urur h…isle'eg-toosan(xis.) Isle'eg jibbaarka ugu sarreeya ee tibxaha doorsoomeya…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms