Qaamuuska Asalka
isle'eg
(-gyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(xis.) Weedh sheegaysa isle'ekaanshaha laba tibaax xisabeed, taas oo, labada tibaxood la isugu xiro astaanta isle'ekaanshaha (=), sida y = 3x, (x + y)2 = x2 + 2xy + y2.
Erayo la-mid ah
isle'eg-dhab-ah(xis.) Nooc ka mid isle'eg xigsineed taas oo wadarta xigsine…isle'eg-kiimikeed(xis.) Hab loo muujiyo falgalka kiimikaad iyada oo lagu asta…isle'eg-kubbad(xis.) Habdhiska kulannada kaartis ee isle'egta kubbad sansa…isle'eg-saabley(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarkeeda ugu sarreeya ee door…isle'eg-saddexjibbaar(xis.) Isle'eg tibxaale oo jibbaarka ugu sarreeya ee doorsoo…isle'eg-tirignoometeri(xis.) Isle'eg uu ku jiro ugu yaraan hal doorsoome oo urur h…isle'eg-toosan(xis.) Isle'eg jibbaarka ugu sarreeya ee tibxaha doorsoomeya…isle'eg-xigsiineed(xis.) Xiriirka ka dhexeeya doorsoome madaxbannaan x, doorso…

