Qaamuuska Asalka
islanoolaansho
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Isdhexgal ka dhex dhaca laba noole oo sinyjiyo kala duwan ah. Erayga islanoolaanshaha badanaa waxa lagu xaddiddaa isdhexgalka labada sinjiba faa'iido ka helayaan. Laakiin waxa kale oo loo adeegsadaa xidhiidhka kale oo ku dhow sida wada noolaanshaha.
Erayo la-mid ah
islaamiQof islaan ka dhigid.islaan1. Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haysta…islaanQof dumar ah oo da' weyn.islaanMuslim noqosho.islaannimo1. Muslim ahaansho. 2. Qof madaxnimo beeleed loo doortay aha…islaawQof ka dhashay qoyska boqran.islaawnnimoIslaaw ahaansho.islaaxNabad, wanaag.

