Qaamuuska Asalka

isgoo

FalGoobjoog

/mg2 (-ooyay, -ooysay) 1. (f.g) Qof jirkiisa meel ka mid ah wax af leh isaga jarid. 2. (f.mg) Qof cayilan isliska cajarradiisa uu isku liso awgeed la dhaawacmid.